Superbe mp4 quraanka kuu
aqriya
waxaa jiro nooc ilaa 4 Gb oo kayd ah ay kaaga
banaanyihiin.

Quran MP4
Shaashadiisu waa 2.4"
waxaad u isticmaali kartaa mini SD card oo 1Gb marka laga reebo gudihiisa oo ay
kuugu duuban tahay 114 quraanka kariimka ah, Axaadiis iyo ducooyin iyo waxyaabo
kale oo farabadan.
Isticmaalka:
1. Boqol iyo afar iyo tobanka quraanka kariimka ah(114).
2. Oo lagu tarjumay 26 luqadood. Sida
· Fransiiska, Ingiriiska Noocyadiisa kala duwan.Italian,Néerlandais
· Indonesian ,Malais,Korea, Japanese
· Russe,Azerbaijan, ,Hausa, IWM
3. Axaadith Riyadh As-Saliheen.
4. Qoraalkiisu waxaa uu kusoo baxayaa qoraal aad u quruxbadan ee Othman.
5. Waxaa ku codeynaaya sheik Shuraim & Sudais ( ama Mashari). Dalabkaaga ayay ku
xiran tahay.
6. Qoraalka iyo Aqriska quraanka waa mid isla socda
7. Ducada waa qatimka quraanka oo uu aqrinaayo Shaikh Abdul Rahman Al-Hudhaify


