1. Gobolka Banaadir.
Shingaani Hodan Howlwdaag Shibis
Boondheere Yaaqshiid Kaaraan XamarJabjab
Xamarweyne Cabdicasiis Wadajir Waaberi
Wardhiigley Heli waa Dharkiinley Dayniile

2. Gobolka Shabelada Dhexe.

Jowhar Balcad Cadale
Aadanyabaal

3. Gobolka Hiiraan.

Beledweyne Buuloburte Jalalaqsi
Matabaan

4. Galguduud.

Dh/mareeb Caabudwaaq Ceelbuur
Ceeldheer Cadaado

5. Gobolka Mudug

Gaalkacyo Hobyo Jariiban
Xarar dheere. Galdogob

6.Nugaal.

Garoowe Eyl Sinujiif
Boocane Rabaable Burtinle

7. Gobolka Bari.

Boosaaso Qandala Iskushuban
Bandarbayla Caluula Qardho

8. Sool.

Laascaanood Xudun Caynabo
Taleex

9. Sanaag.

Ceerigaabo Laasqoray Ceel afweyn
Baran Buraan

10. Togdheer.

Burco Owd weyne Sheekh
Buuhoodle

11.waqooyi galbeed ama Soomaliland.

Hargeyso Berbera Gabiley


12. Gobolka Awdal.

Baki Boorame Saylac
Lug haya.


13. Gobolka Sh/hoose.

Marka Baraawe Qoryooley
Afgooye Wanlaweyn Kurtunwaarey
Sablaale.

14. Gobolka Bay.

Baydhabo Buurhakaba Diinsoor
Ufurow Qansax dheere Bardaale.

15. Gobolka Gedo.


Garbahaarey Luuq ganaane Doolow
Beled Xawo Ceelwaaq Baardheere.

16. Gobolka Bakool.

Xudur Waajid Yeed

17. Gobolka Jubada Dhexe.

Bu'aale Dajuumo Baardheere
Saakow Jilib

18. Gobolka Jubada Hoose.

Kismaayo Afmadow Badhaadhe
 

 
Superbe MP4 quran .

Superbe MP4 quran reciter avec une façade tactile et finission moderne
Nagala soo xiriir.

Waxaa kaloon idii soowadnaa hadii RABI idmo kuwa kaloobadan oo aad & aad idiin cajebiya wixii fah faahin ah axaad kala sooxiiirikartaa C/QaadirAbuukar Maamulaha Furqaan Shop

Rue Fontenelle 03
2108 Couvet
Switzerland

Phone +41328631935
Mobile +0788189460
 
 
Guryo Villa ah
 

Mombasa, Kenya

Guryahaan waxaa ay leeyihiin sedex qol jiif, labo musqul, labo fadhi oo midkood weyn yahay hal jiko oo ku shaqeysa gaas iyo koronto intaba, wuxu leeyhaay waaskada lagu dabaasho cabirkkiisu waa 250 m2, bada waxay u jirtaa 10 daqiiqo uuu lug ah.