Superbe MP4 quran reciter waxaa uu kaga duwan yahay kuwa kale waa habka loo sameeyay iyo shaashada oo 2.4 ah.

 

Quran MP4

Shaashadiisu waa 2.4"
waxaad u isticmaali kartaa mini SD card oo 1Gb marka laga reebo gudihiisa oo ay kuugu duuban tahay 114 quraanka kariimka ah, Axaadiis iyo ducooyin iyo waxyaabo kale oo farabadan.


Isticmaalka:

1. Boqol iyo afar iyo tobanka quraanka kariimka ah(114).
2. Oo lagu tarjumay 26 luqadood. Sida
· Fransiiska, Ingiriiska Noocyadiisa kala duwan.Italian,Néerlandais
· Indonesian ,Malais,Korea, Japanese
· Russe,Azerbaijan, ,Hausa, IWM
3. Axaadith Riyadh As-Saliheen.
4. Qoraalkiisu waxaa uu kusoo baxayaa qoraal aad u quruxbadan ee Othman.
5. Waxaa ku codeynaaya sheik Shuraim & Sudais ( ama Mashari). Dalabkaaga ayay ku xiran tahay.
6. Qoraalka iyo Aqriska quraanka waa mid isla socda
7. Ducada waa qatimka quraanka oo uu aqrinaayo Shaikh Abdul Rahman Al-Hudhaify
Waxaa kale oo uu leeyahay qimblada oo uu kuu tilmaamo meel walbo oo aad aduunka ka joogto,
waxaa kale oo uu leeyahay SD kard oo ilaa 2Gb kayd ah aad gashan kartid.
waxaa jira asago camera 1.3 mpixel wata hadii aad doneysid noocaan.

 

 

Superbe mp4 .

Superbe mp4 avec une capacité de 2 Gb en plus du quran 114 sourats, hadith, du'aa et da'wa
Superbe MP4 quran .

Superbe MP4 quran reciter avec une façade tactile et finission moderne
Nagala soo xiriir.

Waxaa kaloon idii soowadnaa hadii RABI idmo kuwa kaloobadan oo aad & aad idiin cajebiya wixii fah faahin ah axaad kala sooxiiirikartaa C/QaadirAbuukar Maamulaha Furqaan Shop

Rue Fontenelle 03
2108 Couvet
Switzerland

Phone +41328631935
Mobile +0788189460