Yaan nahay - Qui sommes nous!

Furqanshop.com waa adeeg ganacsi oo madaxbanaan waxaa uu ku yaalaa dalka switzerland, astaanteedu waa shopping online ama ganacsi oo ku dhaqanta shuruucda iyo mabaadida caalamiga iyo kan dalkan swisska.

Ganacsiga aan halkaan idinku hayno waxaa ka mid ah Hadiyadaha, Baabuurta, qalabka electronikada, dharka, daahyo, firaashman, dharka caruurta, alaabaha la isku qurxiyo ama cosmetiga  wuxuu si toos ah ugu jeedaa dadka dhaman bulshaweynta caalamka meel walba oo ay aduunka ka joogaan iyo kuwa ku dhaqan dalkan switzerland.

Alaabaha nagala heli karo waxaa ugu waaweyn qalabka elecotronikada, baabuurta, kuraasta fadhi carbeedyo dhamaantoodna waxaa laga helaa dalka switzerland ama dalalka ku dhawdhaw

Waxyaabaha kale side cosmetiga iyo dharka kale waxay nooga yimaadaan wadamada carabta.

Qalabka computerada sida kuwa gacanta ama shaashadaha waa mustacmal waxayna inoogu yimaadaan shirkadaha waaweyn ee dalka swisska sida swisscom, waxaana  loogu tala galay in loodhoofiyo wadamada diba ah waana qiimo jaban, waxaana heli karnaa in alla intii loo baahdo.

Waxan idiin rajeynayaa inaad si farxad leh ugu mushaaxdaan dukaankeena


 

Furqanshop.com est un site pour esseyer de dévolopper un magasin online justement pour assurer un service de ravitaillement de produit depuis un stock en suisse vers l'étranger.

Nous vous fournissons les magasins suceptible à répondre à vos attentes.

 

Merci

 

L’équipe Furqanshop.com.

 

Contact us at: info@furqanshop.com

Somalia

THANKS FOR YOUR VISIT FURQANSHOP.COM

Superbe mp4 .

Superbe mp4 avec une capacité de 2 Gb en plus du quran 114 sourats, hadith, du'aa et da'wa
Superbe MP4 quran .

Superbe MP4 quran reciter avec une façade tactile et finission moderne

USTAAD MP4 QUR'AN PLAYER

 

 
Contact

 

 info@furqanshop.com


Mobile +0788189460